Rag Dil kasoo goostay magaalada Garawe oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

Ciidanka booliska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa xalay abaara 10:30 Habeenimo gacanta ku dhigay Koox Eedeysanayaal ah oo dil iyo dhaawac Kasoo geystay Magalada Garowe ee xarunta Dowlad goboleedka Puntland. Ragan dilka iyo dhaawaca kasoo goostay magaalada Garawe ayaa halkaasi isaga soo baxsaday, waxaana ragan oo baadigoob ugu jireen laamaha ammaanka Puntland usoo baxsadeen … Continue reading Rag Dil kasoo goostay magaalada Garawe oo lagu qabtay magaalada Muqdisho